Site icon Daruur درور

Fasiraadda riyada ilkaha cadcad

Su’aasha:

Riyada ilkaha cadcad maxaa lagu fasiraa, haddii ay ku riyooto haweeney ilko cad cad fasirka riyadaas muxuu noqon karaa?

Fasiraadda riyada ilkaha cadcad
Fasiraadda riyada ilkaha cadcad

Jawaabta:

Riyada ilkaha cadcad waa riyo aad u fiican, riyadaas waxay tusinaysaa kalgacal iyo gargaar dhex mari doono dadka qaraabaha ah siiba familka u dhow qofka riyada arkay, waxaa kaloo laga fahmayaa caruur iyo hanti iyo nolol degan iyo dhamaanshaha murugda iyo walwalka.

Haddii ay aragto gabar la qabo ilko cad waa riyo fiican tusinaysa dhibaatada haysata inay soo dhamaan rabto.

Exit mobile version