Faa’idooyinka caafimaadka baradhada leedahay

The health food is the best way to protect your body. When you eat a good food can feel you that in your health, potato helps you to make nice health food.

Faa'idooyinka caafimaadka baradhada leedahay
Faa’idooyinka caafimaadka baradhada leedahay

Guud ahaan baradhada waa cunto aad ugu fiican jirka waxaa laga helaa waxyaalo badan oo xoojinaya caafimaadka qofka.
baradhada waxay yaraynaysaa crostaroolka dhiiga sidoo kale qofka waxay dareensiinaysaa dhereg dheefshiidkana way u roon tahay sidoo kale xididaha dhiigga ayay ka reebaysaa inay adkaadaan insiliinkana irka ayay ku habaynaysaa.

sidoo kale caafimaadka wadnaha ayay u fiican tahay waxaa kaloo ay daawo u tahay shubanka sidoo kale waxay daaweynaysaa dhagxaanta keliyaha.
baradhada waa cunt aad u fiican.
laakin waxaa habboon inaan layska badnin waayo wax kaste marka layska badiyo dhib ayuu keenayaa.

baradhada faa’idooyinka laga helo way ka badan yihiin inta aansoo sheegnay. waxa ugu muhimsan waa nafaqada guud ey u leedahay jirka.

sidoo kale caruurtana way koraan marka la siinayo. baradhada marka lagu dubo saliid in badan wax lagu dubay waxaa laga yaabaa dhibaatooyin badan inay caafimaadka u keento.

sidaa awgeed layskuma hallayn karo baradhada lagasoo gato makhaayadaha aan lagu kalsoonayn.

waayo waxaa dhici karta inay baradhada ku dubaan saliid aan fiicnayn ama saliid oo wax badan lagu dubay oo madow noqotay oo si fiican u gubatay. faa’idooyinka markaas laga helayo waxaa laga yaabaa inay isu rogaan dhibaatooyin.

 

Cuntoooyinka la siin karo qofkay siigada dishay

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More