Halkan waxaad ka heli kartaa ereyo english ah oo u turjuman carabi iyo soomaali, kuwaas oo ku saabsan maxkamadda iyo garsoorka, qofka marka uu baranayo af waxaa la rabaa qayb kasate ka mid nolosha inuu si gaar u barto, qaabka ugu sahlan barashada afafka qalaad waa inaad u barato qaab mowduuci ah, taas waxay keenaysaa inaad qabato ereyada afka aad baran rabto.
naxwaha waa muhim laakin waxaa ka horreeya inaad barato ereyo badan oo aad u adeegsan karto marka aad ku hadli rabto luqada.