Ereyo English dhawaaqa iska shabaho laakin kala duwan
Daruur
Ereyo ayaa jira oo dhawaaqooda iskaa shabaho laakin qoraalka iyo macnaha ku kala duwan afka ingiriiska.
Ereydaas waxaa ka mid ah ereyada halkan ku qoran, waxay u tarjuman yihiin carabi iyo soomaali.
Marka aad baarto qaamuus english waad ka heli kartaa ereyo kale badan kuwan waa tusale kaliya ah, barashada afka ingiriiska waxaa lagaa rabaa inaad xaggan eegto marka aad ku guda jirto.