Site icon Daruur درور

Ereyga home marka erey kale lagu lifaaqo Af Ingiriiska

Ereyga Home afka ingiriiska aad ayaa loo adeegsadaa wuxuu la xiriiraa ereyo kale oo macanaha ka baddalaya marka laysku daro.

halkan waxaan kugu soo ururinay ereyga home qaababka loogu daro magac kale oo siinaya macne cusub.

Ereyga home marka erey kale lagu lifaaqo
Ereyga home marka erey kale lagu lifaaqo

Jadwalka hoose ayaad ka arki kartaa ereyda iyagoo afka carabiga iyo kan soomaaliga loo tajumay.

home

بيت

guri

homeless

مشرد

gurilaawe, darbijiif

home work

واجب منزلي

waajibaad

homemade

صناعة منزلية

farsamada guriga

homesick

الشوق للوطن

hilowga dalka

homeland

موطن

dal

hometown

مسقط رأس

meel lagu dhashay

homecoming

عودة للوطن

u noqoshada dalka

homepage

الصفحه الرئيسية

bogga hore

Exit mobile version