Site icon Daruur درور

Ereyada qoyska ee afka ingiriiska

Afafka marka la baranayo waxyaalaha ugu muhimsan waxaa ka mid ah inaad ogaato qoyska inta ay ka kooban yihiin.

Ereyada qoyska ee afka ingiriiska
Ereyada qoyska ee afka ingiriiska

Halkan waxaan kugu soo bandhigaynaa ereyada afka ingiriiska ee qoyska la xiriira, qof kaste English baranaya waa inuu bartaa.

English

Somali

brother

walaaka

sister

walaasha

grand father

awoowaha

grand mother

ayeeyada

aunt

eeddada / habaryarta

husband

ninka xaaska

wife

afada

 grand son

wiilka wiilkiisa

grand daughter

wiilka gabadhiisa

Exit mobile version