Site icon Daruur درور

Erayo naxariis badan naagta masoo jiitaan Words of mercy and kindness

Erayo naxariis badan naagta masoo jiitaan Words of mercy and kindness

Su’aasha:

scw waxaan meel ka akhriyay naagaha ereyada naxariista badan aad bay u jecel xataa lacagta ereyadaas ayay ka helaan gabadha marka la amaano ninka wax walba ayay u huraysa waxaan rabaa inaad isoo faahfaahisaan hadalkas waxa ka jiro haduu sax yahay iyo haduu qaldan yahay.

Erayo naxariis badan naagta masoo jiitaan
Erayo naxariis badan naagta masoo jiitaan

Jawaabta:

Waxaa jirta dumarka iyo raga isku mid inaysan ka hayan xagga amaanta, naagaha marka la amaano way isla badbataan, erayo naxariis badan markay maqlaan wa qaboobaan, hadalkaas qeyb ayuu sax ka yahay qeybtaas oo ah dumarka inay aad u jecel yihiin amaanta iyo faalada, laakin lacagta ayay kasii jecel yihiin naagaha amaan kaliya ma rabaan waxay rabaan gacanta iyo jeebka inay isla socdaan.

Ereyada jacaylka waa run dumarka way rumeeyaan xataa haddii ninka uu been sheegayo laakin taas gabar kaste kuma soconayso, gabdho waxaa jira aan ka helin amaan iyo hadal been, kuwaas si kaste haddaad u amaanto waxay eegaan dhabta, hadal been ah laguma siri karo, dumarka hadalka beenta lagu siri karo waa kuwa sida caruurta oo kale u dhaqmo kuwaas waxaa lagu gartaa maseyrka badan iyo xanaaqa fudud iyo su’aasha badan, ninkooda mar kaste waxay ku qabsadaan arrin cuusb eedoodana ma dhamaato,  garna ma gasho mana ka baxdo.

Waxaa jirta murti  ornaysa:

 

(عندما تسمع المرأة عبارات المدح تغمض عينها لكي تستمتع بمعناها، فإذا سمعت الوعظ أغمضت عينيها لتنام)

 

(When a woman hears phrases of praise, she closes her eyes to enjoy its meaning. If she hears the preaching, she closes her eyes to sleep).

 

(naagta markay maqlayso ereyada amaanta indhaeeda ayay dabooshaa sidey ugu raaxaysato macnaha ereyadaas, haddii ay maqasho waano indhaheeda ayay daboolaysaa si ay u hurudo)

 

 

Erayo Naxariis Badan Qalbiga Dumarka Habkay U Saameeyaan

Ninka xaaskiisu inay ku qanacsan tahay sidee buu ku ogaan karaa

 

Naxriis badan sidey ku timaadaa?

Naxariis badan waxaa lagu helaa in Alle laga baqo oo daacad laysu noqdo oo guriga lagu dhiso run iyo wanaag, sida haweeneydan ay gabadheeda kula dardaarmayso marka la guursaday:

 

ولما خطب عمرو بن حجر الكندي إلى عوف بن محلم الشيباني ابنته أم إياس وأجابه إلى ذلك،

أقبلت عليها أمها ليلة دخوله بها توصيها، فكان مما أوصتها به أن قالت: أي بنية إنك مفارقة بيتك الذي منه خرجت

وعشّك الذي منه درجت إلى رجل لم تعرفيه وقرين لم تألفيه، فكوني له أمة ليكون لك عبدا، واحفظي له خصالا عشرا

يكن لك ذخرا، فأما الأولى والثانية، فالرضا بالقناعة وحسن السمع له والطاعة، وأما الثالثة والرابعة:

فالتفقد لمواقع عينيه وأنفه، فلا تقع عينه منك على قبيح ولا يشم أنفه منك إلا أطيب الريح، وأما الخامسة والسادسة:

فالتفقد لوقت طعامه ومنامه، فإن شدة الجوع ملهبة، وتنغيص النوم مغضبة، وأما السابعة والثامنة:

فالإحراز لماله والإرعاء على حشمه وعياله، وأما التاسعة والعاشرة: فلا تعصي له أمرا، ولا تفشي له سرا،

فإنك إن خالفت أمره أو غرت صدره، وإن أفشيت سره لم تأمني غدره، وإياك والفرح بين يديه إذا كان مهتما،

والكآبة لديه إذا كان فرحا. فقبلت وصية أمها، فأنجبت وولدت له الحارث بن عمرو جد أمرىء القيس الملك الشاعر

Exit mobile version