Duqbilow oo ka badbaaday jirdil halis ah
Duqbilow oo ka mid ah dadka aad u taageero
MD Farmaajo iyo RW Xasan Cali Khayre.
ayaa wuxuu rabay xaflad inuu u sameeyo 8da Fibraayo.
oo ah maalintii la doortay Farmaajo
Duqbilow oo ka badbaaday jirdil halis ah
Duqbilow ayaa sheegay qolo inay
weerar kusoo qaadeen oo rabeen inay dhibaato u geytaan.
Duqbilow oo sheegay inuu boliiska gaarsiiyay oo raggaas gacanta lagu dhigayo
halkaan ayaad ka daawan kartaa muuqaalka
