Dugsiga Quraanka siduu ahaa iyo hadda siduu noqday
Dugsiga Quraanka siduu ahaa iyo hadda siduu noqday

Qof kasta soomaali ah wuxuu yaqaanaa sida ay ahaayeen macallimiinta quraanka.
waa taariikh lawada og yahay kaalinta weyn ay ka qaateen macallimiinta hore.
Quraanka siday u bari jireen kutaabta ama ardayda iyo hadda sidey isu baddashay sheekada.
Quraanka marka looxa laga xafidayo ayuu yahay mid aad loo xafidi karo, dadka looxa loogu soo dhigay aad bay u bartaan akhris.
keliya waxaa ka maqan tajwiidka.
waxaa laga dhigi karaa dugsiyada caadiga ah kuwo tajwiid lagu barayo ardayda.
eeg muuqaalkan sidey ahayeen macallinka quraanka iyo kutaabtiisa