Sawiro laga qaaday doogga Sanaag
tilmaamaya quruxda ay leedahay Soomaali.
meeshan waa gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaali.

Sawiradan goor dhow ayaa la qaaday waa sawiro aad iyo aad u qurux badan.










sawiradan meelo badan ayay gaareen.
haddii waqooyiga soomaali sidan uu u qurux badan yahay .
maxaad u malaynaysaa koonfurta soomaaliyeed. oo ah meesha ugu barwaaqo badan dhulka soomaaliyeed.