Dil toogasho ayaa lagu xukumay kuwii ku kacay dilka iyo kufsiga
A court in puntland sentenced three people to death by firing
Maxkamadda Sare ee Puntland ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Sadexdii Nin ee loo heystay Kufsigii iyo dilkii gabadhhii yarayd Caasho ilyaas, maxkamadda sare iyadoo ku raacday Go’aankii labadii Maxkamadood ee hore.

