Diinsiga kacsiga ma saameeyaa

Diinsiga kacsiga ma saameeyaa

Su’aasha:

Qumanka iyo finanka inuu u fiican yahay ayaan maqlay diinsiga waan isticmalaa shaaha ayaan ku darsadaa ee ma u fiican yahay raganimada mise dhib ayuu u keenaa.

Riyada maska cagaaran oo guriga soo galay
Diinsiga kacsiga ma saameeyaa

Jawaabta:

Diinsiga ama diinsaha ama diinsida qoloba si bay ugu dhawaaqaan, wuxuu ka mid yahay daawooyinka geedaha dabiiciga ah oo u roon jirrooyin badan sida nabraha iyo xanuunada jirka iyo caloosha iyo dhammaan cudurro kala duwan.

Waxaa lagu yiraahdaa diinsiga afka qalaad ee English:  Balanophoraceae ama Sarcophyte piriei, waa geed like ah oo dhulka kasoo baxo oo midab guduudan leh, soomaalida waagii hore ayay u adeegsan jireen inay ku daaweeyaan jirrooyin badan, ilaa haddana waa la adeegsadaa.

Geedka diinsiga wuxuu wataa saamayska uu wato kaniiniga antibiyootiga marka way dhici kartaa inuu kacsiga saameeyo maadaama uu saamaynayo xanuunka, maxaayeelay xanuunka wuxuu lug ku leeyahay neervayaasha maskaxda, wax kaste xanuunka jirka saamayn kara wuxuu saamayn karaa kacsiga qofka.

Xiriir ayaa ka dhexeeya kacsiga iyo xanuunka, maxaayeelay dareenka jirka ayaa ka dhexeeya.

Laakin ilaa iyo hadda ma jirto daraasad sheegtay kacsiga in uu si toos ula falgalo, ama uu yareeyo ama uu xoojiyo.

Waxaa la dhahaa diinsiga afka carabiga  طُرْثُثِيَات 

 

Daawo Dabicii Ah Oo Kacsiga Xoojisa

Kaniiniga Fiyagaraha Dadkee Buu Dhibaa

Alaab Dabiici Ah Oo U Roon Dumarka Qabooban

 

 

The Balanophoraceae is one of the results of natural plants that are good for many diseases such as wounds and body and stomach diseases and all kinds of diseases.

It is said that the Balanophoraceaein the English language: Balanophoraceae or Sarcophyte piriei, is a plant like that that grows out of the ground and is red in color, Somalis in the past used it to treat many diseases, until now it is red.

Used Balanophoraceaehas the same effect as antibiotic pills so it can affect erection because it affects, because, it has a connection with the brain nerves, anything that can affect the body can affect a person’s erection.

There is a connection between erection and, because the image is related.

But until now, no one has said that erection interacts directly with it, either it goes or it searches.

It is called religion in Arabic طُرْثُثِيَات

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More