Dictionary Arabic to Somali oo free ah
Qaamuuska Alkaashif oo ka mid ah qaamuusyada muhimka ah aad ay uga faa’ideysteen arday badan dunida wax ka barata.
Waa qaamuus si fiican u qoran wuxuu xoogga saaray ereyada diiniga ah, qofka raba inuu fahmo musdalaxaadka shareecada islaamka qaamuuskan aad buu uga faa’ideysan karaa.
