Dhuusada badan hadii la celiyana calool xanuun imaanayo

Dhuusada badan hadii la celiyana calool xanuun imaanayo

Su’aasha:

maxaa keeno dhuusada badan oo aan xadka lahayn malaga yaabaa cuntada qaar inay dhuuso badan u keento qofka wax calool xanuun ma laha laakin wa dhuuso aad u daran mararka qaar aad bay u uaraysaa mana rebi karo hadaan celiyo qaska ayaan xanuun ka dareemaa fadlan ila taliya sidee loo daweyn karaa.

Dhuusada badan hadii la celiyana calool xanuun imaanayo
Dhuusada badan hadii la celiyana calool xanuun imaanayo

Jawaabta:

Dhuusada badan waxyaalo kala duwan ayaa keeni karaa waxaa ka mid ah cuntada oo la cuno iyadoo kulul sidoo kale cuntada oo biyo lagu kor cabbayo marka la calaanjinayo hawo ayaa caloosha gasha, waxaa kaloo keeni kara cuntooyin qaar sida digirta oo kale, waxaa kaloo dhuusada keeni kara qalqalka iyo cabsida qofka uu wax ka cabsanayo, maxaayeelay qalqalka caloosha ayuu soo qasaa qofka mindhiciradiisa ayaa wareegsado, markaas duuso ayaa qabanaysa, waxaa kaloo ay ka dhalan kartaa caloosha oo u baahan in la nadiifiyo, haddaad heli karto geedka sanamakiga loo yaqaano shaah ahaan u cab waa geed daawo ah oo caloosha u roon, sidoo kale raqay ayaad cabbi kartaa ama carmo waa geedo u roon caloosha, waxaad iska ilaalisaa caloolfadhiga.

Marwo baan ahay dhuusada xiliga galmada foorarka ayaa i wareerisay talo i siiya

Many things can be caused by many things, including eating food while it is hot. Also, food that drinks water on top of the stomach when it is being fed, air enters the stomach, it can also be caused by some foods such as lentils, it can also cause stress and fear of the person who is afraid. Because the distortion of the stomach is mixed by the person’s intestines circulate, then a lump will catch it, it can also be caused by the stomach that needs to be cleaned, if you can find the plant that is known as the idol to drink tea it is a medicinal plant that is good for the stomach, you can also drink it or it is a plant that is good for the stomach, You avoid constipation.

 

Geedka sanamakiga faa’idooyinka caafimaad uu leeyahay

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More