Dhigitaanka gooryaanka hadii lagu riyoodo Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Sep 30, 2021 340 0 Su’aasha: Waxan ku riyooday ano bahalo yar yar dhigaya goryaan camal ah oo soc socda mahadsanidiin. Dhigitaanka gooryaanka hadii lagu riyoodo Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dhamaadka mashaakilada, dhibka ku haystay ayaa kaa dhamaanaya, waad nafisi doontaa haddii Alle idmo, riyada gooryaanka ama tixriga oo soo raacaya saxarada waxaa lagu fasiraa in dhibka ku haysta kaa baaba’ayo waa riyo fiican. Riyada GooryaankaRiyada SaxaradaRiyada TixrigaRiyada Xaarka 0 340 Share