Teeda kale dhididka waxaa kuu keeno cabsida iyo qalqalka, marka aad iska bixiso inshaa Allaah waad ka roonaanaysaa.
Qof kastana waa qabsataa arintaas waliba qofka marka meel uu ka cabsanayo looga yeero ama gabar uu jacayl u hayo ag tago ama imtaxaan marka laga qaadayo xaaladaas dadka badankooda way ku dhacaan laakin dadka qaar aad bay uu qalqalaan aadna way u dhididaan.