Site icon Daruur درور

Dhibaatooyinka siigada qaar qofka aan ka harin miyaa jiro

Dhibaatooyinka siigada qaar qofka aan ka harin miyaa jiro

Su’aasha:

Dhibaatooyinka Ay Siigadu Qofka Ukeento Nuucay Doonaanba Ha Ahaadaane QOFKU haduu Ka Hadho Siigada Xitaa Isaga oo-Isnafaqayn Miyay Ka Hadhayaan Dhamaantood Mise Qaar Ayaa La Socon-doona Ilaa Inta Noloshiisa Ka-hadhay.

Dhibaatooyinka siigada qaar qofka aan ka harin miyaa jiro
Dhibaatooyinka siigada qaar qofka aan ka harin miyaa jiro

Jawaabta:

Inta badan way ka harayaan hadduu si toos u joojiyo, laakin haddii cudur kale jiro taas waxay u baahan tahay daawo, maxaayeelay mararka qaar siigada dhib weyn ayay ku gaarsiin kartaa, dhibkaas cudur ayaa ka dhalan kara, marka cudurkaas wuxuu u badan yahay cudur nafsi oo noqon kara cudur jirka ku dhaca sida dhib inuu geedka ninka soo gaaro ama mashaakil xagga kaadida ama waxyaalo kale oo keeni kara jirro xagga raaxada.

  1. Cuntada jirka lagu dhiso iyo dareenka kacsiga
  2. Waa maxay cuntada tayada leh
  3. Cuntada raga arooska u roon

Most of the time, if it stops directly, but if there is another disease, it needs a cure, because sometimes it can cause a lot of pain in the skin. This problem can lead to a disease, when that disease is more common than a psychological disease that can be a disease in the body, such as a problem in the man’s tree, or a problem with urination or other things that can cause pain in terms of pleasure.

Exit mobile version