Dhibaatada siigada dareenka dabiiciga ma saameysaa Caafimaadka - Health By Su'aalaha On Jan 25, 2022 606 0 Su’aasha: Intaan Aafada Kudhex Jiray Dareenka Dabeeciga Ah Waan Lahaa Laakiin Markaan Aafadii Iska Daayay Een Waliba Mudo Kasii Maqnaa Dareenkaygii Dabeeciga Ahaa Waan Iska Waayay Maxaa La Odhan Karaa Markaa Mise Xaalad Kale Oo Caafimaad Daro Ayaa Jirta Dhibaatada siigada dareenka dabiiciga ma saameysaa Jawaabta: Waxaa keeni kara arinta aad sheegtay xumaanta iyo daawashada filimada xunxun iyo dumarka qaawan, ka fogow waxaas oo dhan dabiici ayaad noqonaysaa, qofka marka uu dhowrsan yahay awood ayuu leeyahay, laakin qofka siigada ku jiro niyadjab iyo tabaryar ayuu ka qaadaa falkaas foosha xun. Dhibaatada seegadaDhibka siigadaSiigada iyo caafimaadka 0 606 Share