Site icon Daruur درور

Dheg xanuun maxaa daawo u ah

Dheg xanuun maxaa daawo u ah

Su’aasha:

Waxan isku arkau malmahan dheg xanuun, marka ay xanuunka bilowdo dhegta dhub ayay guux wa u eg ayaa ka yeeraya daawo maxaa u ah.

Dheg xanuun maxaa daawo u ah
Dheg xanuun maxaa daawo u ah

Jawaabta:

Cudurka dheg xanuunka waa wax dadka ku badan mararka qaar qof hal dheg ayaa ka xanuunta marka kalena labada dhegood,

xanuun fudud iyo xanuun daran ayuu u kala baxaa, sabaha keena waxaa ka mid ah caabuq ama efekshan,

ama inuu dhugayga ku ururay ama qofka diyaarad muddo saarnaado ama caabuqa dhuunta

ama inuu wax dool ah kaa galo ama biyo iyo saabuun badan inay kaa galaan intaas iyo in kale ayaa sabab u ah,

waxaa daawo u ah xagga xanuunka wixii xanuun joojis ah laakin waxaa habboon intaan daawooyin la adeegsan in layska baaro cudurka haya dhegta,

dheg marka ay xanuunto dadka soomaaliyeed isla markii saliid ayay ku shubaan sidaas xal ma aha, waa in la ogaadaa dheg xanuunka waxa keenay,

sababka marka la ogaado ayaa daawo loo qori karaa. qaladaadka dadka badankooda ay galaan waxaa ka mid ah jirro aan la hubin in daawo loo qaato,

waxaa laga yaabaa inay jirro kale ka dhalato.

 

Maxaa keena madax xanuunka joogtada ah headache

 

Ear disease is a common thing in people sometimes one person has pain in one ear and the other time it breaks out into both ears,

it is a mild pain and a severe pain, it causes it to include infections or infections,

or the fact that they have accumulated in my store or that the person has been on an airplane for a while

or the throat infection or that you have any water and a lot of soap. It is a cure for pain,

but it is advisable to use medicines to test for the disease that keeps the ear, when it hurts in the ear,

when the people of Somalia pour oil on it as soon as they pour oil on it, that is not the solution,

it is necessary to know what caused the ear pain, because when it is diagnosed, a medicine can be prescribed.

The mistakes that most people make include illnesses that are uncertain whether to take medication, which may result from other illnesses.

Exit mobile version