Site icon Daruur درور

Dhalmada gabadha maxaa lagu fasiraa

Dhalmada gabadha maxaa lagu fasiraa

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday xaaskayga oo dhashay gabar aad u qurux badan, waxaan bilaabay inaan farxad la ooyo, mana qaabilin qof aan u sheego in Ilaahay gabar fiican igu arsaaqay aadna waan u faraxsanaa, fadlan waxaan rabaa fasirka riyada dhalmada gabadhan quruxda badan maxay noqon kartaa. mahadsanidiin.

Dhalmada gabadha maxaa lagu fasiraa
Dhalmada gabadha maxaa lagu fasiraa

Jawaabta:

Riyadaada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto aduun hanti badan iyo barwaaqo, gabar qurux badan waxaa lagu fasiraa adduunyada marka waxaa laguu furi doonaa albaabada adduunka.

Riyada Duulidda Iyo Cillaanka Iyo Dhalmada Gabadha

 

Your dream indicates you will have a world of wealth and prosperity, a beautiful girl is interpreted as the world when you will be opened to the doors of the world.

Exit mobile version