Dhakhtar iligta ugu dheer ku galay Guinness World Records

Dhakhtar u dhashay dalka Germany ayaa siibay iligta ugu dheer adduunka.
wuxuu gaarayay dhererka iligta 3.72 sintimitir.
halkan ayaad ka arki kartaa sawirka iligtaas:



dhakhtarka wuxuu sidaas ku galay Guinness World Records ee qiyaasyada.
طبيب ألماني يدخل موسوعة “غينيس” للأرقام القياسية، بعد ما اقتلع أطول سن بشري في العالم يبلغ طول هذا السن 3.72 سنتيمتراً