Dhacaanka dhabxanaga maxaa keeno maxaase lagu daaweeyaa
Su’aasha:
Asc, waxaan dareemaa mar mar dhecaan iga yimaado dhabxanaga waana muddo dheer ihaayaa ,maxaa waaye?

Jawaabta:
Taas waxay tilmaami kartaa waxaaylo fara badan, waxaana fiican baaritaan fiican in lagu sameeyo.
Gaar ahaan haddii meesha ay xanuunayso ama ay leedahay ur oo saameeya afkaaga.
Mararka qaar meesha ay bukanayso adoon ogeen wixii sababay bukashada.
Waxaa tijaabin kartaa daawo dabiici ah sida lubaanta la shido inaad calaanjiso
sidoo kale geedka dhegayaraha oo isagana u roon nabraha afka.
Laakin waxaa fiican inaad samayso baaritaan.
Dhiiga ilkaha subaxdii iyo af-urka maxaa daawo u ah
This can indicate many things, and it is a good idea to do a good test.
Especially if the area hurts or has an odor that affects your mouth.
Sometimes where it is sick you don’t know what caused the illness.
It can be tested with a natural medicine such as male gum to chew
Also clove, which is good for the wounds of the mouth.
But it is better to do an test.