labo wiil haddi ay isku qabtaan labada gus midba midka kale guskisa midka kale salsalaxo oo sidaas ay ku biyabaxan maxaa laga rabaa inay sameyan siigo miyaa mise waa dambi kale.
Jawaabta:
Inaad cowradaada qof kale tusto waa dambi inaad taabato cowro kale waa dambi, oo aan xaaskaaga ahayn, falkan waaba kasii daran yahay kan ninka iyo naagta, waayo falka qoom luud nin inuu in kale ku raaxaysto, ma aha kaliya in nin nin kale dabada uga tago labada xubnood haddii lays saaro waa dambi foolxun oo faaxisho ah sidoo kale haddii nin nin kale geedka u qabto, waxaa lagaa rabaa inaad dhaqsi uga taowbad keento oo aadan mar kale u noqonin falkaas, waa halis.