Dadka ku shahiiday labada masjid dalalka ay kasoo jeedaan
Dadka lagu dilay labada masjid ee New Zealand waxay kala ahaayeen.
19 Palestine
5 Tunisian
5 Bangladesh
4 Moroccan
3 Yemen
3 Somalia
2 Iraqi
2 Jordan
1 Syrian
1 Iranian
1 Afghanistan
3 qof ilaa hadda lama ogaanin meesha ay kasoo jeedaan, dadka waxay ku sugnaayeen xiligaas khudbada, waxaa ku jira dadka meesha lagu laayay dumar iyo caruur.
![Dadka ku shahiiday labada masjid dalalka ay kasoo jeedaan](https://daruur.com//wp-content/uploads/Dadka-ku-shahiiday-labada-masjid-dalalka-ay-kasoo-jeedaan1.jpg)
Weerarkan oo caddeeyey xeerka ay taagan yihiin gaalada maanta, iyo nacaybka ay u qabaan dadka islaamka ah.