Dadka blood type O+ ah dadka kale may ka dareen badan yihiin

Dadka blood type O+ ah dadka kale may ka dareen badan yihiin

Su’aasha:

A S C, Su’aashan qabo waxa weeyan, dadka nuuca dhiigoogu O+ yahay may ka dareen badan yihin ama rabitaanka galmada may ku badan tahay, fadlan fah faahin iga siiya mahad sanid.

Dadka blood type O+ ah dadka kale may ka dareen badan yihiin
Dadka blood type O+ ah dadka kale may ka dareen badan yihiin

Jawaabta:

Jaamacad turkish ah oo lagu magacaabo Ordu Üniversitesi ayaa cilmibaaris ku samaysay nooca dhiiga xiriirka uu la leeyahay kacsiga ama rabitaanka galmada.
Daraasada waxay sheegtay dadka dhiigoodu yahay B ama A , ama AB inay inta badan kacsigu ku yar yahay marka loo eego dadka dhiigoodu yahay O.
Laakin waxaad ogaataa daraasooyinkan oo kale inay ku dhisan yihiin tijaabo way dhici kartaa in la helo dad  oo arrintaas ka duwan, macnaha wax yaqiin ah ma aha oo la hubo 100%

 

Ninkayga anoo la joogo ayuu riyo ku biyabaxaa maxaa sababo

 

 

German researchers conducted a large-scale study in order to identify the relationship of blood type with sexual desire in people

The scientists took a community sample of more than 3,000 volunteers from the German community.

After analyzing the results, the researchers concluded that carriers of blood type “O” are characterized by their attraction to intimate life and a strong sex temperament.

People with type A blood are people to trust and rely on, but who are not particularly active in sexual life.

And people with blood type “B”, according to scientists, are characterized by romance and sensuality, which often affects their sex choices.

The most romantic people are AB blood type, they make decisions based on the feelings of the heart, they give traditional affection, they avoid experiments in sex, they prefer traditional sex.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More