Site icon Daruur درور

Daawada ugu qaalisan aduunka Zolgensma

Daawada ugu qaalisan aduunka Zolgensma

Daawada adduunka ugu qaalisan waxaa samaysay shirkad lagu magacaabo Novartis daawada waxaa la dhahaa Zolgensma.

Daawada ugu qaalisan aduunka
Daawada ugu qaalisan aduunka

Waxaa lagu daaweeyaa caruurta ka yar 2 sano oo uu ku dhacay cudurka kaduudka murqaha.
Daawadan qiimaha lagu iibinayo waa 2 milyan 100 kun doolar.

Shirkadaha daawada waxay ku dhisan yihiin maslaxad gaar ah, waxay ku dadaalaan dadka inay dhiiga ka dhuuqaan.
Waxaa dhacdo mararka qaarkood inay faafiyaan jirrooyin si daawo badan ay u usoo saaraan ama ay u iibiyaan.
Adduunka daacadnimo way ka dhamaatay daawadan hadda waxaa daliil ah inay dhuuni yihiin shirkadaha sameeya daawooyinka.
Sidey ku noqon kartaa daawadan mid lagu bixiyo 2 miylan doolar lacag ka badan maxaa laga sameeyay waa maxay waxa laga helayo.

Waxaa kaloo aad ogaataa shirkadaha daawada soo saara inay usoo saaraan mararka qaarkooda ujeeddooyin gaar ah oo siyaasa la xiriira.
Tusaale ahaan talaanka feyraska Corona oo adduunkla lagu faafinayo meelaha qaarkooda lagu talaalayo dadka si qasab ah dowladaha qaarkooda dadka ku leh qofkii talaalka ogolaado waxaas ayaa loo samaynayaan damac galin badan ayaa daba socota, waxaas oo dhan wuxuu keenayaa shaki weyn talaalka karoonaha inuu wato wax aan la ogayn.
Marka aduunka waxyaabo badan ayaa ka jira.
Talaal qof in lagu qaso ma aha maxaad u malaynaysaa hadduu yahay talaal aan la hubin inuu difaacayo cudurka karoonaha.

 

Daawada baabasiirka ugu fiican iyo noocyada uu yahay bawaasirka

 

The world’s most expensive drug was made by a company called Novartis. The drug is called Zolgensma.
It is treated in children under 2 years of age who have contracted the disease of muscle dystrophy.
The price of this medicine is $2 million 100 thousand.

Drug companies are built on a specific issue, they strive to get people to bleed.
Sometimes they spread illnesses to produce or sell more medicine.
The world has run out of honesty with this medicine and now it is proof that the pharmaceutical companies are hiding.
How can it be that this medicine is paid for 2 million dollars more money than what is made of it is what is being found.

You also know that drug manufacturers sometimes produce it for specific political purposes.
For example, the coronavirus vaccine, which is spreading around the world, is being forcibly vaccinated in some places. Some states say that the person who allows the vaccine is being treated with a lot of desire, and all this leads to serious doubts about the vaccine.
When there are many things in the world.
It is not a vaccine to mix with someone. What do you think if it is an uncertain vaccine that protects against the disease?

Exit mobile version