sidoo kale toonka iyo basashada iyo cuntooyinka xoojiya difaaca jirka oo dhan aad bay ugu roon yihiin.
hadda waxaa lagu daaweynayaa dadka uu ku dhacay corona daawooyin kale sida daawada malaariyada iyo daawooyin kale.
laakin dad badankooda ka bogsaday corona virus waxay adeegsadeen daawada dabiiciga ah.
Qofka wuxuu u cabbaa sida shaaha oo kale.
wuxuu isku karinayaa sanjabiil iyo malab iyo xabasowda ama toon ayuu ku daraa.
wuxuu cabbayaa iyagoo kulul sidoo kale wuxuu karkarinayaa liin dhanaan oo lagu daray labab iyo sanjabiil ama qarfo wuxuu cabbayaa mar kaste uu ka dareemo dhuunta qalayl.
sidoo kale cuntada waa inuu ku dadaalaa.
cudurka karoona ama koroona ama corona wuxuu u eg yahay hargabka.