Site icon Daruur درور

Daawada siigada ugu fiican ma ii sheegi kartaan

Daawada siigada ugu fiican ma ii sheegi kartaan

Su’aasha:

Waxaan ahay wiil hadda soo qangaray  haben kaste waan siigaystaa waan iska reebi lahay sideen isaga joojiyaa daawo ma jirtaa sigada lagu reebo karo siiga badan dhib miyay ii keenaysaa sidoo kale waan isku arkay marka labo jeer aan siigaysto biyaha wax dhiig oo kale ayaa ku jiro maxaa waaye kaas  fadlan jawaab isoosiiya.

Daawada siigada ugu fiican ma ii sheegi kartaan
Daawada siigada ugu fiican ma ii sheegi kartaan

Jawaabta:

Marka hore siigada daawada ugu fiican waa Alle ka cabsiga sidoo kale go’aan adag ayaa loo baahan yahay, qofka da’da yar  oo hadda soo qaangaaray awood badan ayaa jirkiisa ku jirto kacsi badan ayuu dareemayaa siiba marka uu cunayo cunto nafaqo leh.

sidoo kale marka uu raacraacayo waxyaalaha kacsiga u keeni kara sida inuu sawiro dumar qaawan oo kale inuu daawado ama jidadka haweenka jirkooda inuu fiirsado ama inuu naago la sheekeysto  siiba marka uu kala sheekaysanayo dumarka arrimaha la xiriira raaxada iyo galmada waxaas oo dhan qofka ayay ku ridaan dhibaato iyo xumaan.

qofka raba inuu siigada ka fogaado waxaa laga rabaa inuu ku mashquulo wax khayr ah waxbarasho aqoon cilmi diini salaad duco adkaar waxaas ayaa siigada daawo u ah.

teeda kale biyaha ninka waa cad yihiin haddii biyaha dhiig aad ku aragto taas macnaheeda waa inaad badsatay siigada dhowr jeer ayay biyaha kaa baxeen taas waxay keenaysaa biyaha inay dhiig noqdaan.

sidoo kale waxay saamaynaysaa biyabaxa ninka mustaqbalka.

qofka galmada badsado biyahiisa inay dhiig noqdaan ama inay ku dhacdo biya la’aan waayaan labaas ayuu u dhxeeyaa.

marka halis ayaad ku jirtaa caafimaadkaaga khatar ayuu ku jiraa.

Dhacaanka kacsiga iyo midka dhididka farqiga u dhexeeya

 

مغالطة النفس حول الأسباب
الأمر الثاني أن يحذر مغالطة نفسه على هذه الأسباب وهذا من أهم الأمور فإن العبد يعرف أن المعصية والغفلة من الأسباب المضرة له في دنياه وآخرته ولا بد، ولكن تغالطه نفسه بالاتكال على عفو الله ومغفرته تارة، وبالتسويف بالتوبة والاستغفار باللسان تارة، وبفعل المندوبات تارة، وبالعلم تارة، وبالاحتجاج بالقدر تارة، وبالاحتجاج بالأشباه والنظراء تارة، وبالاقتداء بالأكابر تارة أخرى.
خطأ في فهم الاستغفار
وكثير من الناس يظن أنه لو فعل ما فعل ثم قال: أستغفر الله، زال أثر الذنب وراح هذا بهذا، وقال لي رجل من المنتسبين إلى الفقه: أنا أفعل ما أفعل ثم أقول: سبحان الله وبحمده، مائة مرة وقد غفر ذلك أجمعه كما صح عن النبي – صلى الله عليه وسلم – أنه قال: «من قال في يوم سبحان الله وبحمده، مائة مرة حطت خطاياه، ولو كانت مثل زبد البحر» ، وقال لي آخر من أهل مكة: نحن إذا فعل أحدنا ما فعل، اغتسل وطاف بالبيت أسبوعا وقد محي عنه ذلك، وقال لي آخر: قد صح عن النبي – صلى الله عليه وسلم – أنه قال: «أذنب عبد ذنبا، فقال: أي رب أصبت ذنبا فاغفر لي، فغفر الله ذنبه، ثم مكث ما شاء الله، ثم أذنب ذنبا آخر، فقال: أي رب أصبت ذنبا، فاغفر لي، فقال الله عز وجل: علم عبدي أن له ربا يغفر الذنب ويأخذ به، قد غفرت لعبدي، فليصنع ما شاء.» وقال: أنا لا أشك أن لي ربا يغفر الذنب ويأخذ به، وهذا الضرب من الناس قد تعلق بنصوص من الرجاء، واتكل عليها وتعلق بها بكلتا يديه وإذا عوتب على الخطايا والانهماك فيها، سرد لك ما يحفظه من سعة رحمة الله ومغفرته ونصوص الرجاء، وللجهال من هذا الضرب من الناس في هذا الباب غرائب وعجائب كقول بعضهم:
وكثر ما استطعت من الخطايا … إذا كان القدوم على كريم
وقول الآخر: التنزه من الذنوب جهل بسعة عفو الله.
وقال الآخر: ترك الذنوب جراءة على مغفرة الله واستصغار.
وقال محمد بن حزم: رأيت بعض هؤلاء يقول في دعائه: اللهم إني أعوذ بك من العصمة

Exit mobile version