Site icon Daruur درور

Culeyska qaarka dambe qaliinka dhalmada kadib

Culeyska qaarka dambe qaliinka dhalmada kadib

Su’aasha:

Asc bahda daruuro wll waxaan ahay umul qalitaan ayaana laygu sameeyay waxan joogaa 23 bari waxaan dareemayaa culays qarka danbe iga saar ood moodo shamiito ama wax aad u culus in ay isaarantahay wlll maxa keeni kara culayskaa in aan dhaco ayaan mararka qaar ka baqi fadhiga habeenki wuu igu badanyahay fadhiga makeeni karaa mise cirbadii suuxinta ma igu keeni kartaa wll

Culeyska qaarka dambe qaliinka dhalmada kadib
Culeyska qaarka dambe qaliinka dhalmada kadib

Jawaabta:

Guud ahaan wuxuu ka dhashaa fidsamidda ilamgaleenka uurka ka dhashay laakin waxaa fiican inaad ogaato sababka dhabta ah keenay.

Fadhiga badan waa laga yaabaa inuu kuu keenay waxaa kaloo dhici karta xanuunkaas qaliinka inuu keenay, waxaa fiican dhakhtarka ku qalay inaad u sheegto, sidaas ayaana fiican waayo baaritaanka wax badan ayuu soo saari karaa oo keeni kara culayska dhabarka.

Noloshayda siigada sidan ayay ku saameysay

It is generally caused by the spread of the pregnancy, but it is a good thing to know the real cause.

It may have caused you a lot of sitting and it may also happen that the surgery caused pain, it is better to tell the doctor who operated on it, and that is better because the test can produce a lot and cause weight in the back.

Exit mobile version