Cudurka tiibishada ma kuu soo gudbin kartaa galmada
Cudurka tiibishada ma kuu soo gudbin kartaa galmada
Su’aasha:
Waxaan qaataa daawada tb waxaan su aaalay doctorkii wuxuu igu yidhi wax saamayn ah kuguma yeelanayso inaad galmo samayso
Ani laftaydu waan akhriyay qoraalo badan oo ku saabsan wali ma arkin doctor sheegaya in la iska ilaaliyo galmada
Bal waxaan arkay doctor leh sababta loo diiday waa in labda qof ee isu galmoonayaa aanay is talaalin oo aanay isku dul quficin
Bal halkaa iga soo jaahil tira oo ii faahfaahiya iyo waliba cadayno
Ma u haysaan cadayn ama reference hadaad u haysaan yaa weeeye cid sheegtay

Jawaabta:
Cudurka tiibishada waa cudur layska qaado qufac ama handhiso ama dhunkasho waa layskaga qaadi karaa siiba labada qof hadday hal qol isla degan yihiin, waxaa la sheegay qofka daawada tiibishada qaadanaya inuusan cudurka dadka qaadsiinaynin haddii galmo lala sameeo xataa, laakin waxaa habboon in laga fogaado, teeda kale guud ahaan galmada uma fiicna qofka xanuunsan cudur kaste ha ahaado xanuunkiisa.
Halkaan ka akhriso faahfaahin dheeraad ah haddaad u baahan tahay reference
Tuberculosis is a disease that can be taken from coughing or kissing or kissing. It can be taken from both people if they live in the same room. It has been reported that the person taking the tuberculosis medication will not infect people even if they have sex with them, but it is advisable to avoid it. On the other hand, sex is generally not good for the sick person no matter what his illness.
Read more here if you need reference