Site icon Daruur درور

Codkar ama aftahan qofka siduu ku noqon karaa

Codkar ama aftahan qofka siduu ku noqon karaa

Su’aasha:

ASC
Wll, maxay tahay codkarnimada ama aftahanimada saxda ah OO Qofka loga baahan yahay
Wayalaha qofka ka caawinayaa inuu noqdo aftahan iyo tillaabooyinka OO qaadayo maxa weeye
qofka ma noqon karaa codkar asigoo ah mid af-gaaban OO an aheen mid hadal badan.
Wll waxan rabaa talooyin i cawinayo

Jaza-kallaahu kheyrat Alle hane rumeeyo riyadiina. Swc..

Siduu qofka ku noqon karaa codkar ama aftahan
Siduu qofka ku noqon karaa codkar ama aftahan

Jawaabta:

Codkarnimada waxaa laga wadaa qofka inuu caddeyn karo hadalkiisa asoon dhib u marin hadalka, waa inuu ahaadaa hadal si toos loo fahmayo wuxuuna adeegsanayaa ereyo habaysan, qofkii dhegeystana wuu la dhacaa hadalkiisa.

Fasaaxada ama codkarnimada waa wax aad u fiican qofka wuxuu gaarsiin karaa fikradda uu aaminsan yahay cidduu rabo, maxaayeelay dadka aad bay uga helaan qofka aftahanka ah hadalkiisa way ku qancaan, Alle (SW) quraanka wuxuu ku yiri asoo ka hadlaya nabi Muuse (CS) :

(وَأَخِي هَارُونُ هُوَ أَفْصَحُ مِنِّي لِسَانًا فَأَرْسِلْهُ مَعِيَ رِدْءًا يُصَدِّقُنِي ۖ إِنِّي أَخَافُ أَن يُكَذِّبُونِ)

(Walaalkay Haaruun baana iga Fasiixsan xagga Carrabka (Hadalka), ee Ila Dir Xoojin ha ii Rumeeyee, waxaan ka Cabsan inay I beeniyaan).

Qofkii raba inuu codkar noqdo waxaa ka caawinaya inuu aqoon yeesho marka hore, sidoo kale inuu barto murti iyo maahmaah waxaana ugu fiican qofka inuu diinta barto maxaayeelay quraanka kariimka ayaa ugu fiican wax laga barto sida loo hadlo.

Kuma xirna afgaabnaanta codkarnimada, qof afgaaban ayaa noqon kara qof codkar ah oo faseex ah, codkarnimada macnaheeda ma aha qofka inuu hadal badnaado oo maantoo dhan hadlo qof daroori ah iska daldalmaya.

Dadka afka gaaban sidey bulshada u dhex gali karaan

Cabsida daran waxa ugu fiican lagu daaweeyo

أما البيان فقد قال الله تعالى: الرَّحْمنُ 1 عَلَّمَ الْقُرْآنَ 2 خَلَقَ الْإِنْسانَ 3 عَلَّمَهُ الْبَيانَ 4
«1» وقال صلى الله عليه وسلم: «إن من البيان لسحرا» . قال ابن المعتز: البيان ترجمان القلوب وصيقل العقول. وأما حده فقد قال الجاحظ: البيان اسم جامع لكل ما كشف لك عن المعنى.
وأما البلاغة فإنها من حيث اللغة هي أن يقال: بلغت المكان إذا أشرفت عليه وإن لم تدخله. قال الله تعالى:
فَإِذا بَلَغْنَ أَجَلَهُنَّ فَأَمْسِكُوهُنَّ بِمَعْرُوفٍ
«2» . وقال بعض المفسرين في قوله تعالى: أَمْ لَكُمْ أَيْمانٌ عَلَيْنا بالِغَةٌ
«3» .
أي وثيقة كأنها قد بلغت النهاية.
وقال اليوناني: البلاغة وضوح الدلالة، وانتهاز الفرصة، وحسن الإشارة. وقال الهندي: البلاغة تصحيح الأقسام، واختيار الكلام.
وقال الكندي: يجب للبليغ أن يكون قليل اللفظ كثير المعاني.
وقيل: إن معاوية سأل عمرو بن العاص من أبلغ الناس؟ فقال: أقلهم لفظا، وأسهلهم معنى، وأحسنهم بديهة. ولو لم يكن في ذلك الفخر الكامل لما خص به سيد العرب والعجم صلى الله عليه وسلم وافتخر به حيث يقول: «نصرت بالرّعب وأوتيت جوامع الكلم» . وذلك أنه كان عليه الصلاة والسلام يتلفظ باللفظ اليسير الدال على المعاني الكثيرة.
وقيل: ثلاثة تدل على عقول أصحابها، الرسول على عقل المرسل، والهدية على عقل المهدي، والكتاب على عقل الكاتب.
وقال أبو عبد الله وزير المهدي: البلاغة ما فهمته العامة ورضيت به الخاصة. وقال البحتري: خير الكلام ما قل وجل ودل ولم يمل.
وقالوا: البلاغة ميدان لا يقطع إلا بسوابق الأذهان، ولا يسلك إلا ببصائر البيان.
وقال الشاعر:
لك البلاغة ميدان نشأت به … وكلّنا بقصور عنك نعترف
مهّد لي العذر في نظم بعثت به … من عنده الدرّ لا يهدى له الصّدف
وروي أن ليلى الأخيلية مدحت الحجاج فقال يا غلام:
اذهب إلى فلان، فقل له يقطع لسانها، قال: فطلب حجاما فقالت: ثكلتك أمك إنما أمرك أن تقطع لساني بالصلة، فلولا تبصرها بأنحاء الكلام ومذاهب العرب والتوسعة في اللفظ ومعاني الخطاب لتم عليها جهل هذا الرجل.
وقال الثعالبي: البليغ من يحول الكلام على حسب الأمالي، ويخيط الألفاظ على قدر المعاني. والكلام البليغ ما كان لفظه فحلا، ومعناه بكرا.
وقال الإمام فخر الدين الرازي رحمة الله تعالى عليه في حد البلاغة: إنها بلوغ الرجل بعبارته كنه ما في قلبه مع الاحتراز عن الإيجاز المخل، والتطويل الممل، ولهذه الأصول شعب وفصول لا يحتمل كشفها هذا المجموع ويحصل الغرض بهذا القدر وبالله التوفيق إلى أقوم طريق

Exit mobile version