Codka jiniga oo oohinta caruurta u eg habeenkii la maqlo
Su’aasha:
Asc wwb dhamaan waad salaaman tihiin
waxaan rabey in la ii fasiro riyadan”markaan qaan gaarey laga soo bilaabo habeenkii markaan seexdo oo waqti dambe aan soo kaco ama dhafar aan ku gaaro waxaan maqlaa cunug yer oo oynaya , marka dadka i ag jiifa aan soo kiciyo oon weydiiyana waxay i leeyihiin wax ma maqalno inkastoo bilahan aanan arag”mudo sanado badan ahna arintan waan isku arkaayey mar aan dhiganayey dugsiga sarena macalinka tarbiyadaan weydiiyey waxbana imuusan sheegin qur’aan uu ii qorey akhriyuu i dhahay markaad seexaneyso .
