Riyada biyaha webiga oo soo fakaday

Su’aasha: Asc, waxaan arkay anoo ag maraayo webi buuxa oona lasocdo nin aqaano i sheekeynaayo , webiga banaankiisa waxaa buuxay biyaha soo fakaday , aan biyaha dhex lugeyneyno , wax yaxaas ahna ma arag, maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waa khayr badan iyo barwaaqo iyo aaran, waxaa kale ay tilmaamaysaa inaad ka gudbi doonto dhibaatooyinka […]
Riyada maalin ciid ah maxay tahay

Su’aasha: Asc daruur waxan 3 habeen oo isku xigto ku riyonaye ayado aan mel farxad ah oo ciid ah joogo Jawaabta: Riyada waa bishaaro iyo khayr iyo mustaqbal fiican oo farxad leh adiga ku sugayo, inshaa Allaah waxaa kuu hirgalaya waxyaalaha aad rajaynayso inaad hesho, waliba sedex jeer riyada ay kugu soo noqnoqotay taas waxay […]
Riyada u safrida Turkiga iyo aragtida Fahad Yaasiin

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga iyo wiil aan saaxiibo nahay oo u safray Turkiga Diyaarad ayaan raacay markaan garoonka ka dagnay ayaa waxaa Nagala hubinayey Visa yaasheena iyo Shahaadooyinkeena dadka badankooda muran ayaa Laga gelinayey Shahaadooyinkooda aniga waxaa la ii diray qeyb hubin ah Scan ayaa lasaaray waxaa la isoo siiyey warqad cadeeneysa in […]
Riyada qof la leeyahay qalin dahabi ayaa nabiga (SCW) kuu soo dhiibay

Su’aasha: Asc. Walaal waxan ku riyoday aniga oo warqad cad heysta gabar yar ayaa ii imanesa waxey isiney qalin dahabi ah waxey i dhahaysaa nabiga ayaa kuu soo dhiibay ee ku sali scw. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof Ilaahay aad ugu dhow oo khayr badan heli doonto sidoo kale Ilaahay wuxuu ku […]
Riyada jiirka kugu Soo ordaya

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday jiir ama dooli oo igusoo ordaya oo raba in hoosta uu iga galo anigana inaan iska qabto Ayaan rabaa ugu dambeyn intaan qabto Ayaan derbiga ku dhufanayaa Si Ficil ah ayaan u sameenayaa arinkaas anoo kasoo Hambabaray hurdada waxaan shitay light-ka waxna ma arkin hurdada ayaan isaga noqday markii dambana […]
Qarowga iyo saska hurdada maxaa keena

Qarowga iyo saska hurdada maxaa keena Su’aasha: Asc Xalay waxaan arkay Riyo qarow u eg waxaa igusoo cararay Jiir ama dooli oo hoosta IGA Soo geli raba gaar ahaan labadeyda lugood dhexdooda inuu Xubinka taranka inuu iga geli rabo aniguna inaan iska qabto Ayaan rabaa markii dambe intaan iska qabtay ayaan derbiga ku garaacay oo […]
Riyada walaashay oo Mareykanka u safri rabta

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday gabar walaashay ah oo Garoob ah oo Mareykanka u safri rabta anigana aan aad ugu faraxsanahay waxay xirneed Dhar Asturan Xijaab Wayn oo jaale ah iyadoo aad u maleeneyso in Safarka uu kediso kusoo galay waxaa la leeyahay Mareykanka horey ayey u tagtay 3 bilood kaliya ayey Soo joogtay waala […]

