Riyada wiil mar hore kugu dambeysay hadaad riyo ku aragto

Su’aasha: Asc ,waxaan arkay wiil xadiis u akhrin jiray oo mar hore igu dambeysay oo isheekeynaayo , xaafad hibil daganahay , waan ficanahay idhahaayo, meel banaan joognay , wiilka wuu yaraa markii igu war dambeysay . Maxay tahay ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto war ama hadal ku saabsan qof aad horay u […]
Riyada qof guri uu kasoo guuray u laabanaya

Su’aasha: Asc, waxaan arkay anoo geeyay caruurta guri hore uga soo guuray macal alaabta dhan wato , aana ku dhahayo islaanta marka tageynay saan ma aheen guriga , waana kakor degnay cidii deganeed ayakoo sheekeysanaya , maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa noloshaada in ay isbadali doonto inaad meel kal aadi doonto ama wax […]
Riyada gabar miro ka guranaysa meel doog ah

Su’aasha: Asc bahda daruuro waxaan xalay ku riyooday anoo meel doog badan jooga oo caagàran oo baadiya ah axina la jooga waxaaan guranayaay miro cagaara oo macaan ui curdana aadna u macaan faraqaa xitaa waan ku gurtay meeshu meel qurxan bay ahayd oo caagaatn barwaaqo aha. Jawaabta: Waxaad heli doontaa wax aad sugaysay natiijadiisa waana […]
Riyada gabar wiil qol kula jirto oo dhar ka buuxo

Su’aasha: Asc wll bahda daruur jasakalah wan idin mahadcelinya waxa ii fasirtan riyadan waxn qol WADA joogney wiil an aqano guriga waxa ka buuxo dhar waxn ka hagajinayey dharki wan lalabayey isagana wan WADA shekeysaneyny armaajo ayan dharki ku gurey dharka waxa ka mid aha dhar caruuured wu iska tagay walashiba itimidey dharki inti kle […]
Riyada qof anoo hurdaya lacag iga qaatay oo aan kasoo ceshtay

Su’aasha: Asc , waan hudeynay aniga iyo caruurteyda , waxaan arkay wiil dhalin yaro ah oo aan aqaano waxaa la socday canug yar , wuxuu iga qaatay lacag meel ku jirtay , waan kasoo kacay , waana qabtay waxaan galiyay gacanta jeebkiisa waan kala baxay lacagteyda , waxaana ku jirnay guri weyn oo sar ah […]
Bahalka ninka ugu raaxada badan ay dumarka ka helaan

Bahalka ninka ugu raaxada badan ay dumarka ka helaan Su’aasha: scw bahda daruur su’aal ayan qabaa oo ah mid la xiriirito raaxada gogosha waxan maqlay dumarka inay kala raaxo daran yihiin rag kaste kama helaan waxay ka helaan raga qaar kaliya taas ma iisheegi kartaan faahfin dheraad iga siiya guska raaxada badan waa kee oo […]
Riyada aadidda kaluumeysiga iyo gabar madax-qaawan

Riyada aadidda kaluumeysiga iyo gabar madax-qaawan Riyada: Asc xili duhur ah aniga oo jiifa masjid ayaa waxaan ku riyooday aniga iyo wiil aan saaxiibo nahay oo Badda joogno waxaan u soconaa kuluumeysi aniga wax badan kama aqaan waxaan leeyahay gormaa la baxayaa isagana Wuxuu ileeyahay waxyar sug Gabalka ha dhacee waala baxaa Kadib waxaa meel […]

