Riyada hooyaday oo qorsheyneysa inay guursato

Riyada hooyaday oo qorsheyneysa inay guursato

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday hooyadey oo qorsheyneysa inay guursato iyo walaashay curada ah oo kasoo horjeeda waxay leedahay Nin kale nama dhex keeni kartid FG aabahay wuu Nool yahay hooyadey iyo aabahayna makala tagin waligoodna isma furin Haday riyo xun tahay ha ii fasirin ilaahay haku barakeeye. Jawaabta: Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa […]

Naag haday ku riyooto ninkeeda oo dabada uga tagayo

Naag haday ku riyooto ninkeeda oo dabada uga tagayo

Naag haday ku riyooto ninkeeda oo dabada uga tagayo Su’aasha: scw hadii naag xaas ah ay ku riyooto ninkeeda oo dabada uga tagayo iyadana aysan diidaynin riyadaas maxaa lagu fasiri karaa? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa naagtaas inay nafteeda dulminayso sidoo kale inay si baadil ah ay u cunayso xaqa dadka kale, sidoo kale fadeexo ayay […]

Waxaan ku riyooday dhiiga caadada iga yimi

Waxaan ku riyooday dhiiga caadada iga yimi

Waxaan ku riyooday dhiiga caadada iga yimi Su’aasha: Asc walaal waxaan ku riyooday dhiiga caadada iga yimi walaal ii fasira. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal noloshaada la soo gudboonaanaya wuxuu noqon karaa guur haddaad tahay naag aan la qabin, haddii xaas aad tahayna waxaa lagu fasiri karaa dhiiga caadada uur, guud ahaan waa isbadal fiican. […]

Naag ku riyootay ninkeeda oo labisan ay la sheekaysanayso

Naag ku riyootay ninkeeda oo labisan ay la sheekaysanayso

Su’aasha: Asc, Naag waxay aragtay ninkeeda oo labistay oo leedahay , maanta waad labisatee maxaa? Asagana ku dhahaayo haa waan labistay , Naagta iyo ninkeeda waxay fadhiyeen labo jiradiin qurux badan wayna sheekeysanayeen , maxay tahay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad inay heli doonaan waa riyo fiican oo mustaqbalkooda tilmaamaysa, waxaa kaloo ay noqon kartaa […]

Riyada laba funaanadood cad oo aad u qurux badan

Riyada laba funaanadood cad oo aad u qurux badan

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO IIBSO LA ILEEYAHAY GARAN IYO FUNAANAD CADOO AAD U QURUX BADAN 25000 KUN SHILIN ANA WAAN KA HELAY QURUX DOODA ALLAH MAHADLEH Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol cusub inaad gali doonto sidoo kale inaad dhowr […]

Riyada suuliga oo xaar ka buuxo

Riyada suuliga oo xaar ka buuxo

Riyada suuliga oo xaar ka buuxo Riyada: ALLAH MAHADLEH Asc WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO KU KAAJAAYA SUULI UU XAAR KA BUUXO OO GUDAHOO DHAN AAD IYO AAD LKN WAX URA AAN LAHAYN MUU URAYNIN WAANKU KAADIYAY ALLAH MAHADLEH Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad […]

Riyada anoo guriga la jooga gabar qurux badan

Riyada anoo guriga la jooga gabar qurux badan

Riyada anoo guriga la jooga gabar qurux badan Riyada: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO GURI CUSUB U GUURNAY OO HOOYANA ILA SOCOTO WAXAAN GURIGA JOOGTAY GABADH YAROO AAD U QURUX BADAN WAXAAN KA JAQAY AFKA IYO NAASAHA WAANAN ISKAGA TAGAY ANOO […]