Qofkii arko asoo dooro badan ayso bursanayaan
Su'aasha:
Asc maxaa lagu fasira qofki ku riyoodo asoo digaag badan ay so bursanayan meel kastu galo ay laso galayan.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa naago badan inay damc kaa leeyiihiin nagaasna ma aha naago fiican, guud ahaan…