Fasirka riyada xafladda arooska
Su'aasha:
Asc walal riyadaan maxa lagu fasiraa waxan arkay anigoo jooga goob aroos ama aan aroos qabno dadkii oo dhan cilaan aya u saaran aniga ima saarna kaliya hal gacan dusheeda aya dhibic dhibic yaroo cilan ah ii saran tahay lakin waxn…