Riyada guurka qof madax ah maxay noqon kartaa
Su'aasha:
Asc walaal maxay noqon karta qofkii Riyo ku arkaa isagoo guursanaya nin madaxweyne ah nin kaas na waa Mudane Farmaajo.??
Jawaabta:
Guurka qof madax ah wuxuu tilmaamayaa qofka ku riyooday inuu yeelan doono magac iyo muuno.…