Qarawga waxa keeno iyo shayga lagu daaweeyo

Qarawga waxa keeno iyo shayga lagu daaweeyo

Su’aasha: Sheikhow wan qarwaa habeenkii oo waan hadlaa ismana ogi balse dadka i ag jiifa iisheega marka maxaa qarawga keena? Sidee oga hortagi karaa? Jawaabta: Qarawga ama hurdada in lagu dhex hadlo sababo badan ayaa keeni kara waxaa ka mid ah: qofka hurdada inay ku yar tahay ama maalintii inuu si xun u daalay ama […]

Riyada xaaska la furay oo nin kale jiijiidaya

Riyada xaaska la furay oo nin kale jiijiidaya

Riyada xaaska la furay oo nin kale jiijiidaya Riyada: WAXAN KU RIYOODAY XAASKEEYGA AAN KALA TAKNAY OO GURIGA MEEL KAMIDA FADHISA OO BANAAN KIISA AH OO NINKALE JIIJIIDAYA OO DILAAYA KUNA DHAHAAYO ISTAAG HADII KALE WAAN KU DILAYAA ANIGA BARSADA DAAQADEEDA KAFIRINAYA Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninka aad ku riyootay oo xaaskaaga jiijiidaya inuu kula […]

Riyada gabar aan qaangaarin oo galmo iga codsaneysa

Riyada gabar aan qaangaarin oo galmo iga codsaneysa

Su’aasha: Waxaan xaley ku riyooday gabar yar oo aan wali qaan gaarin oo jilbaha iiga dhagan oo igu qasbeysa inaan u galmoodo arintaas maxaa lagu fasiri karaa? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay jiraan dad qaraabo ah oo u baahan daryeel iyo wax in loo qabto, riyada galmada ma aha hadda mid galmo caadi ku saabsan, […]

Riyada jabidda taajka boqoradda ingiriiska Elizabeth

Riyada jabidda taajka boqoradda ingiriiska Elizabeth

Su’aasha: Waxaan ku riyooday taajka queen Elizabeth oo dhulka inta kusoo dhacay jabay diamond kii kasoo daatay aniga intaan xijaabka tarafkisa soo laabay ku aruursanayo. Jawaabta: Riyada waa riyo macne weyn xambaarsan oo tilmaamaysa boqortooyada ingiriiska inay khasaari doonto boqoradda Elizabeth oo ay ka bixi doonto familka, soo dhicidda taajka waxay astaan u tahay burburka […]

Riyada foosha naagta uurka leh

Riyada foosha naagta uurka leh

Riyada: Waxaan ku riyooday Uur anoo leh oo foolanayo lkn caloosha ilmaha kujiro aanan dhaqaaaqeynin. Waxaan ahay xaas. Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto dhibaatada iyo mashaakilka kuu gaarka ah, iyo inaad heli doonto khayr badan, hanti iyo nolol wanaagsan. Haweeneyda hadday ku riyooto fool aan dhalmo la soconin sidaas ayaa lagu fasiraa […]

Riyada talaalka cudurka karoonaha

Riyada talaalka cudurka karoonaha

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo qadanaya talaalka ka hortaga Covid19 maxay noqon karta talaalkas niyada uguma jirin waligay kuma fikirin inaan qaato. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inuu Alle ku badbaadin doono musiibadan. Marka laga hadlo guud ahaan talaalka cudurka karoonaha shaki weyn ayaa ku jira, waxaa la sheegayaa inuusan ahayn talaal caadi ah […]

Waxaan ku riyooday anigoo umulay

Waxaan ku riyooday anigoo umulay

Su’aasha: Asc waxaan ahy xaas mudo 4 sano wax caruur dhalin habeen ayaan waxaan ku riyooday anigoo umulay walipo wiil ayaan dhalay mida aaan ka yaabay ayaa waxey eheyt wiilkeyga horay ayuu ka hadlay wuuna diiday inuu hooyo igu yeero waxoo idhahay adiga waxaa thy walaashey maxey thy riyada nuucan ah. Jawaabta: Waxay noqon kartaa […]