Qofkii ku riyoodo kacbada maxa lagu fasiraa

Su’aasha: Waxaan rabaa inaad ii fasirtan riyada kacbada qofja hadu arko asoo kacbada agteeda jooga maxaa lagu fasiraa xaj miyuu helaa mise waa wax kale? Jawaabta: Riyada kacbada waxay tilmaamaysaa hanuun iyo masjid iyo salaad, maxaayeelay waa meel muqadas ah oo muslimiinta ay xajka ku kulmayaan. Sidoo kale kacbada waxay tilmaamaysaa cadaalad iyo sinnaan; maxaayeelay […]

Waxaan ku riyooday islaan habaryartay ah oo laygu dhahayo waa jacaylkiisa

Waxaan ku riyooday islaan habaryartay ah oo laygu dhahayo waa jacaylkiisa

Su’aasha: Asc wll waxaan ku riyooday islaan habaryartay ah oo laygu dhahayo waa jacaylkiisa ama girlfriendskiisa mar waan naxay marna waan farxay riyada dhexdeeda oo mida aan kanaxay ayaa aheed habaryartay foolxumadeeda mida aan ku farxayna waxay ahayd gabar aan jacayl lawadaago mahaysam oo waan dhaarsanaa ii soo fasir wl 😭 Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]

Waxaan ku riyooday anoo rag galmo la sameynayo

Waxaan ku riyooday anoo rag galmo la sameynayo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday anoo rag galmo la sameynayo Waxaan u bahanahay fisraadeda. Jawaabta: Riyadan qofka marka uu arko wuu baqayaa si xun ayuu u fahmaa laakin kutubta fasirka riyooyinka waxay ku fasiraan cagsi. Ninkii arko asoo rag u galmoonaya qofka lagu samaynaya ayaa ka faai’di doono kan ku samaynaya, wax buu ha heli doonaa […]

Waxaan ku riyooday anoo la ii magacaabay jago

Waxaan ku riyooday anoo la ii magacaabay jago

Su’aasha: asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo la ii magacaabay safiirka somaliland u fadhiya mareykanka Allah macak. Jawaabta: Qofka hadduu ku riyoodo asoo helay ama loo magacaabay jago riyada waxay tilmaamaysaa inuu ka baxayo wixii dhib ah ama mashaakilka la xiraaray noloshiisa oo ay nolol fiican oo […]

Riyada bada iyo maraakiibta

Riyada bada iyo maraakiibta

Riyada bada iyo maraakiibta Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo jooga bada meel ay maraakiib badan iyo laashash badan iyo doonyo ay taagan yihiin ayaan dhex joogay anoo aad u faraxsan marna xeeligaan u baxayay oon halkaasi ka daawanayay baduna way daganayd aadna way u qurux […]

Riyada galmada gabadh buuran

Riyada galmada gabadh buuran

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo gabadh dheer oo buuran oon garanayo galmo lasamaynaya wax biyo ahna iga iman waan toosay waan yaabay shaydankan iska naaray dhinac kalaan u seexday hadana isla riyadii ayaan ku riyooday anaa gabadhii galmada lasamaynaya wax biyo ahna iga iman waan […]

Riyada buur adhi iyo jinacaan

Riyada buur adhi iyo jinacaan

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka Allah macak waxan ku riyooday aniga iyo gabadh buur dusheeda adhi la joogna meel wada dooga oo aanu jinacaan daawanayno anagoo qoslayna ayaanu dulfadhiisanay meel ay jinaani ka buuxaan oo aanu eegaynay Allah mahadle Jawaabta: Riyada waxa tilmaamaysaa barwaaqada aad heli doonto iyo nolol fiican iyo mustaqbal […]