Hooyadey waxay ku riyootay ilmo habaryar ay u tahay

Su’aasha: ASC wll allaha ku barakeyo hoyo waxey ku riyotay ilmo habaryar ey utahy aye utagte wey is salamen waxe dhehen guryaha magali karno aabo ayan ka cabsanena aye dhehen iyadane wey ooynse sa id aye u onesay. Waxe aragte gabadheda oo lug hilib wadato ane iso radi hilib aye dhahde. Shukran Jasakallah Jawaabta: Riyada […]
Waxaan Ku riyooday anigo Ku dhex Jira basement amaba garage Yara wayn

Su’aasha: Asc _ gudomiye AAD ayad u mahadsan tahaay jawabahaaga sxbow waxaan Ku riyooday anigoo dhex jooga basement ama garage waxaa Gudaha loo soo Galinaayay truck si Luigi parking mo meshas ana Gudaha Irida u kaso galaayo ayaan fadhiyay Lugihii truck oo dhan wan arkay oo Waa Kan u ah Maraayo Marku Gary meshi kugu […]
Riyada cusbitaal aad wayn iyo dad badan la caawinayo

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO DHEXJOOGA CUSBITAAL AAD U WAYN OO BALAADHAN AAD U BUUQA DADBADANI YAALAAN ANOO SI AAN XAALADOODA U OGAADO MAQSIN MAQSIN BUKAANADA OO BUUXA U WARAYSANAYA XAALADOODA QAYBTA DUMARKA OO AAD U BUUXDAY AAN BUKAANADA DADKA […]
Riyada googorad qurux badan anoo xiranayo

Su’aasha: ASC WAAN IDIN SALAAMAYAA WALAL. WAXAAD II FASIRTAAN RIYADA GOOGORADA AMA MARADA DIRACA LAGA HOOS XISHO MAGAC AAN AHAYN GOOGORAD UMA AQAANO CAFWAN WAXAAN KU RIYOODAY ANOO XIDHANAYA GOOGORAD QURUX BADAN ILAA XAD OO DHALDHALAAL LEH AAD NA AAN UGU FARAXSANAA ISOO FASIRA WALAL WAXAANA AHAY HOOYO XAAS AH. Jawaabta: Riyada dharka hoose laga […]
Waxaan Ku riyooday lug Gaari oo aad u wayn

Su’aasha: Asc _ waxaan Ku riyooday nin wada Gaari wayn ee kuwa construction Ka gaariga lugta buu kor u qaadanayay si aysan biro mesha suran u mudin balsa waxu isku dayay Inuu moodo laakiin lugtii but Ka mida biro mesha surnaa ayaa muday kuwa birihina waa ay jajabeen balsa gariga lugtida ma aariyo bixin oo […]
Riyada Shuunka injir gashay oo la xiirayo

Riyada Shuunka injir gashay oo la xiirayo Riyada: Asc wll waxaan ku riyooday aniga oo Tinta Hoose ee Shuunka loo yaqaan injir iga gashay oo iska xiirayo waxaan isleeyahay injirta yey kugu faafin ee iska xiidh maxay noqon kartaa. Jawaabta: Injirta riyo marka lagu arko astaan waxay u tahay waxyaalo badan sida murugta iyo jirrada […]
Waxaan arkay wiil ii keeni jiray rooti

Su’aasha: Asc waxaan arkay wiil ii keeni jiray rooti , wiilkana hadda soo baxaayo waaye anoo ku dhahaayo isii ciideyda , midkaas oo rootoga roon isii wuu isiiyay , kawaran. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad wax heli doonto lacag ama arsaaq kale waliba si fudud aad ku heli doonto, rootiga waa arsaaq kuu imaan doonto […]

