Gabar ilmo cunto siinayso iyadoo niman la joogto

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyodey aniga iyo saxibty hore waxan wadney laba caruura gabadh iyo wiil waxa naso raacay laba nin mid calol buran leyhy macnaha buuranyhy waxay no muujinayen naxariis badan kadib waxan tagany meel qurac laga cuno ragii aya quracdii naga bixiyey waxn cunay loxooxdi iyo shaxii kadib wiilka yar ayan dhabta […]
Riyada Safar Ardaynimo oo la igu adkeenayo

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga oo Line safar Arday nimo xareysanayo Shahaadadeyda Dugsiga sare ayaan wataa waxaan joogaa meel aan umaleenayo in Lineka Arday nimada la iigu Apply gareenayo dad badan ayaan nahay Saf ayaana ku jirnaa Shahaadada ayaa nagala check garenayaa waxaa naga Checking meysa gabar fur furan oo dadka Si qosol leh […]
Riyada macalinka oo kusoo wacayo maxay tahay

Su’aasha: Waxaan arkay nin macalinkeyga ahaa , asagoo isoo wacay , imaaw jaamacad hibil , waxaa joogo macalin saalax oo an aqaano , kawaranba ! Jawaabta: Inshaa Allaah qof aad is garan jirteen oo aadan waqti dhow war ka helin ayaa war kaa soo gaaraya, sida riyada laga fahmayo, ama xagga waxbarashada ayaad war cususb […]
Riyada anoo mooto wada wiil baaskiil wata iga hor yimid

Su’aasha: Asc, waxaan arkay anoo wadaayo mooto , waxaan ku socoday dhabba kale waxaa igu hor yimid wiil baaskiil wato waan is dhaafnay si nabed ah , maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad guul ka gaari doonto waxa aad maagan tahay inaad samayso, waxbarasho ama ganacsi waxay yihiinba, riyada waa riyo fiican oo […]
Riyada qorato anoo dilay kadib kuwo kale ii ymid

Su’aasha: Wallo riyadaan ii fasir qorato ama goodaado hadba sidaa utaqaan ayaa igu soo carartay bacdeen waan dilay markaan sidaa udilay ay dhimatay ayay gaacantii ixanuuuntay sidii wax isku soo kogay oo kale gurigiina waxayimi goodaadooyin badan oo u oynaaya tii dhimatay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dad cadow ah inaad ka adkaan doontid markaas kuwo […]
Waxaan arkay nin aan aqaano oo sarifle noqday

Waxaan arkay nin aan aqaano oo sarifle noqday Su’aasha: Asc, waxaan arkay nin aan aqaano oo sarifle noqday , waxaan saarnaa mooto waan la haday ma ila hadlin . Maxaa la dhihi karaa ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof isku habaysan oo arrimihiisa toosan yihiin oo si fiican isu maamuli karo guulna […]
Riyada islaan la leeyahay way tuugsanaysaa iyadoo dibadda loo jiro

Su’aasha: Asc, waxaan arkay anigoo dad kula jiro guri weyn oo sar ah, islaan ayaa waxay dhahday way tuugsaney dibadda waa loo jiraa ayada ,anigana ku dhahaayo waan uduceyneynaa , maxay tahay riyadan? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qof inuu jiro oo hunguri weyn oo lacag jecel waxaa laga yaabaa inaad xiriir leedihiin, qof lacag leh […]

