Qof ku riyooday asoo masjid ku jira oo buumo xiran

Su’aasha: Asc , waxaan arkay anoo misjid ku jiro , oo xiran buumo iyo sarwaal , salaad subax tukaday, waan kabaxay masjidka toosh wataa, waan shiday tooshka waxaan isku arkay buuma kaliya igu jirto, sarwaalka waxaan uga soo tagay masjidka , maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waxay kaaga digaysaa qalad inaad gasho, iska jir waxyaalo […]
Riyada mulaca oo joodariga hoosta kaga jira

Riyada mulaca oo joodariga hoosta kaga jira Su’aasha: Asc wllo waxn riyodey qoroto ama muluc ku jira furashka ama jodariga an ku jiifsado iyado hoosta kaga jirto mid weyn iyo dhowr yaryarby ahayen wan ku joogsadey waxba ima yeelin laakin wey badnayen dhowr midh. Jawaabta: Dad cadow ayaa jira oo kuu dhow oo kaa taagan […]
Waxaan ahay gabar garoob ah waxan ku riyooday wajigayga oo cad

Su’aasha: Asc waan idin salaamay sallaan kadib sheikh waxaan ahay gabar garoob ah wiil ayaa muda isla soconaa waxaan ku riyooday wiil isla socoto wajigiisa brown zaaid ah aniga wajigeygana sida mandiilka amal u cad oo isla joogno idhahaayo meher ayaa rabtay waana ku mehersaday ee ima soo xiriirin kartid sheikh riyadaas ii fasir jzk. […]
Riyada ninkeyga oo naag kale wax ku sameyn raba iyadoo damac ka leh

Riyada ninkeyga oo naag kale wax ku sameyn raba iyadoo damac ka leh Su’aasha: waxan ku riyooday naag ninkayga u timid oo ka doonayso kaalmo iyada iyo ninkeeda ayaa isoo dagaalay way u sharxaysaa ninkayga dhibka iyada haysto markay hadalka dhamayso dharka ayay iska dhigaysaa kastuumo kaliya ayay isku soo rebaysaa markaas ayay ninkayga u […]
Riyada Nabi Daawuud (CS) oo shaqaysanaya

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LA ILEEYAHAY NINKAASI WAA NABI DAAUUD OO XOOGSANAYA LACAG XALAALA OO MURUGIISA MAALAYA WAXUU ILAAHAY KA ARSAAQAY DHULKA OO UU HODAN KU NOQDAY WALIBA MEEL CIDLO AH OO UU NOQDAY MAALQABEEN ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Riyada […]
Riyada madaxwayne Erdogan anoo hab siinaya

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LA JOOGA GABADH IYO NIN WAXAY HAYAAN NIN BUKA DADKU WAA CARAB WAAN EEGEEGAY NINKII BUKAY OO AFKALE AYAYKU HADLAYEEN WAANSE AFGARANAYAY AYAA WAXAN ARKAY MADAXWAYNE ORDUGAN OO DHINACAYGA FADHIYA KABACDI WAAN SALAMAY OO HAB […]
Riyo hal naas iga dhacayo waxaan ahay gabadh wali guursan

Su’aasha: Asc waxaan ahay gabadh wali anan gursan waxa ku riyoday ano hal naas kan bidixda ah iga soo dhacy aan la yabanahay aana qarqarina dadka ka qarina. Jawaabta: Riyada naaska dhacayo waxay tilmaamaysaa inaad ku fashilmi doontid waxyaalo la xiriira nolosha siiba arrimaha guurka iyo helitaanka nin aad ku qanacdo ama waxaad ku dhici […]

