Sh Kenyaawi iyo Fanaanad Maryan Maursal
Saacadaha lasoo dhaafay sawirka Sheekh Maxamed Kenyaawi iyo Fannaanad Maryan Mursal ayaa qabsaday baraha bulshada.
Dadka waxay u kala baxeen labo qolo:
Dad sawirka u arkay inuu yahay mid aan ku habboonayn Sheekh Kanyaawi inuu isku…