Browsing Category

Fatwada

Macnaha ducada galmada

Macnaha ducada galmada Diinta Islaamka dhinac walba ayay tilmaantay oo ka mid ah nolosha muslinka. qofka marka uu rabo  xaaskiisa inuu u galmoodo waxaa sunno ah inuu akhristo duco. Bukhaari ayaa wariyay xadiis ka hadlaya arrinkaas:…

Galmada dabada xaaska maku furantaa

Galmada dabada xaaska maku furantaa Su'aasha: Waxan qaba su'aal walwal igu hayso si qaldan ayan xaaskayga futada ugu galiyay guska iyaduna igama reebin waxyba igu tiri iga gali ku  wad dhaman ayaan wada galiyay shaydaan ayaa ii maceeyay…

Hilibka dhurwaaga mala cuni karaa

Su'aasha: Waxan idin weydiinayaa mala cuni karaa waraabe ama dhurwaa  waxaan maqlay xadiis ayaa kusoo arooray oo dhurwaaga baneenaya xadiiskaas ma saxiix baa walalayaal Jawaabta: Culimada muslimiinta hore way isku khilaafeen…

Soonka tobanka Muxarram ajarka laga helo

Soonka sunada guud ahaan waa camal aad u wanaagsan waana la soomi karaa waqti kaste maalmaha la reebay mooyee, wuxuuna aad u waangasan yahay maalmaha diinta ay sheegtay inuu fadli badan yahay, waxaa ka mid ah bilaha xurmaysan, bisha Rajab…

Ducada maalinta Carafo fadliga ay leedahay

Ducada maalinta Carafo fadliga ay leedahay Ducada maalinta Carafa waa duco la aqbalo, waa maalin aad u fadli badan, waa fursad aad u weyn qofka muslinka waxaa laga rabaa inuu ka faa'idaysto fursadda maalintan, waa maalin Ilaahay addoomaha…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More