Browsing Category

Fatwada

Caanaha geela weysada ma jabiyaan

Caanaha geela weysada ma jabiyaan Su'aasha: Caanaha geela weysada ma jabiyaan sida hilibka geela oo kale, waxaan maqlay xadiis ayaa kusoo arooray tilmaamaya in caanaha geela ay weysada jabiyaan. Jawaabta: Hilibka geela inuu…

Hilib geel weysada ma jabiyaa

Su'aasha: Hadaan cuno qado ama casho bariis iyo hilib geel anoo wayso qaba maku tukan karaa waysadaas hlibka geela miyaa sida hurdada iyo istinjada jawaab degdeg. Jawaabta: Culimada fiqiga way isku khilaafeen hilibka geela inuu weysada…

Nin ayaan lacag ka xaday sideen ugu celiyaa

Su'aasha: Nin dukaan leh ayaan u shaqaynayaa waxaa dhacday in aan dhow jeer  kala baxay maqalka lacag isagana ima oga mana i fahmi karo waayo lacagta anaa xisaabiyo marka dambi inaan galay ayaan dareemay waxaan ka baqayaa inaan u sheego…

Qoyaanka farjiga xaaska ma nijaas baa

Qoyaanka farjiga xaaska ma nijaas baa Su'aasha: Waxan rabaa inaan ogaado qoyaanka haweenka marka ninka galmada ku jiro oo marada ku hallabaya ma nijaas baa, siiba marka ay xaaska leedahay qoyaan badan teeda kale manida ma nijaas baa?…

Dambiga raga dabada laga fuulo

Dambiga raga dabada laga fuulo Su'aasha: walaal ninka dabada laga fuulo gaal muu noqonaa sida qoom luud oo kale qofka sidas samaynaya diinta maxay ka qabtaa fadlan jawaab degdeg. Jawaabta: Nin inuu nin kale u tago waa dambi ka mid…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More