Sababaha janada lagu galo oo kooban
Sababaha janada lagu galo oo kooban
Marka hore waxaad ogaataa Jannada dhab ahaan in lagu galo naxariista Alle.
Camalka waa sabab kaliya, ee ha u malaynin camalaaga inuu jannada ku geynayo.
Ilaahay SW ayaa ku waanfujinaya camalka…