Canuuniga ma kansarka buu ka hortagaa

Canuuniga ma kansarka buu ka hortagaa

Su’aasha:

Geedka canuuniga mala dhihi karaa caafimaadka ayuu u fiican yahay, waxaan maqlay cudurka kansarka wuu ka hortagaa hadalkaas maxaa ka jiro.

Canuuniga ma kansarka buu ka hortagaa
Canuuniga ma kansarka buu ka hortagaa

Jawaabta:

Geedka canuuniga oo loo yaqaano afka ingiriiska Soursop ama graviola ama guyabano afka carabigana  قشطة شائكة , waa geed aad u fiican oo laga helo faa’idooyin badan xagga caafimaadka, wuxuu leeyahay vitimino badan aan lasoo koobi karin.
Daraasooyin badan waxay sheegeen inuu si xoog uga hortago cudurka kansarka, sidoo kale wuxuu ka hortagaa jirooyin badan, wuxuu toosiyaa mustawaha sokorta ee dhiigga, wuxuu ka hortagaa caabuqa jirka.
Waa geed aad uu fiican wax badan u taraya caafimaadka.

Geedka canuuniga meelo gaar ayuu ka baxaa dunida Soomaali ayaa ka mid ah meelaha laga helo.

Canuuni iyo Caad waa isku fasiilo laakin qaab ahaan way kala duwan yihiin marka aad canuuni aragto waxaad u malaysaa caad laakin anuuniga ayaa ka weyn caadka dhadhankana wax yar ayuu ka duwan yahay.

Saliid Saytuunka Alaabta Raga Ma Waynaysaa

The Soursop plant, known in English as Soursop or graviola or guyabano in Arabic, is an excellent plant with many health benefits, it has many innumerable vitamins.
Many studies have reported that it strongly prevents cancer, it also prevents many diseases, directs the future of sugar in the blood, it prevents infections in the body.
It is a very good plant that is very useful for health.

The pine tree grows in certain parts of the Somali world and is one of the places where it is found.

Soursop is  the same, but they are different in shape. When you see a baby, you think it is normal, but Soursop is bigger than normal and the taste is slightly different.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More