Site icon Daruur درور

Canbaarta waxa keeno iyo daawada lagu daaweeyo

Canbaarta waxa keeno iyo daawada lagu daaweeyo

Su’aasha:

Asc bahda daruur dhaman tiin salan kadib Hadan ugudbo su,ashayda waxan malmahan danbe isku arkay canbarta bahasha layirah magackale uma aqane oo jirka mela badan igaga taala inta aan arkay labada dhinac ee feraha wey iga tala labada lugod sidokale xata xinin yaha 3mel ban ku arka wali mida xinin yaha cun cun baa ku arka xata qaska wey igaga tala maxa lagu micnen kara maxaysa sonoqon karta.

Canbaarta waxa keeno iyo daawada lagu daaweeyo
Canbaarta waxa keeno iyo daawada lagu daaweeyo

Jawaabta:

Canbaarta oo loo  yaqaano carabiga  السعفة   ingiriiskana  Ringworm ama Tinea infections waa cudur caan ah waa infection, madaxa ayay gali kartaa sidoo kale jirka meel walba, mararka qaar waxay keenaysaa cuncun daran, waxaa jira daawooyin badan laga helo farmashiyaha, waxaa ka mid ah bomaato la dhaho : Ketoderm Cream

Bomaatada ketoderm oo u roon canbaarta
Bomaatada ketoderm oo u roon canbaarta

Waxaa kaloo jira daawooyin dabiici ah lagu daaweyn karo canbaarta waxaa ka mid ah toonta la shiiday oo lagu daray saliid qumbe waxaa la marinayaa meesha canbaarta leh waxay saarnaaanaysaa labo saac oo kale, kaddib biyo qandac ayaa lagu dhaqayaa meesha.
Waxaa kaloo la marin karaa khalka tufaaxa maalin kaste sedex jeer isagana wuu u roon yahay.

 

Canbaarta iyo daawooyinka dabiiciga ah

 

Cambaarta waa lagu daaweyn karaa daawooyinka dabiiciga ah oo jirka lagu nadiifiyo laakin waxay u baahan tahay qof aqoon dheer u leh daaweynta cambaarta.

Boomaato baa bi’isa gubniinka wajiga majirtaa

 

Boomaato baabi’isa gubniinka wajiga majirtaa

Canbaarta waa cudur maqaarka ku dhaco waxtarka liinta dhanaan kalkan ka daawo

 

Qofka waxaa laga rabaa inuu ku dadaalo nadaafadda jirka si uu isaga ilaaliyo cambaarta ka imaan karto nadaafdarada.

Dadka badankooda aad uguma dadaalaan nadiifinta jirka taas marka hore waxaa ka dhalanayo cuncun daran oo maqaarka kasoo bilaabanayo

wuxuu usoo gudbaa markaas kadib xubnaha taranka inta arrinta meesha aysan faarin waxaa lagaa rabaa inaad ku dadaasho nadaafadda.

Canbaarta waxa ugu weyn ay ka dhalato waa nadaafad darada iyo vitamina la’aanta jirka taas oo sabab u noqon karto qofka inuu maqaarka ka bukado.

Dadka ka sheegto bukaanka maqaarka iyo xanuunka jirka iyo cuncunka lugaha iyo dhabarka iyo gadaal dhamaan waxay kaga bixi karaan taas

inay cuntada ay cunayaan iska eegaan cuntooyinka qaar waa laga yaabaa inay siyaadiyaan cuncunka jirka gaar ahaan maqaarka.

Dadka arrintaas laga rabo inay ku dadaal waa dadka jirkooda u nugul yahay inuu dareemo cuncun iyo dhibaato ka dhalan karto maqaarka jirka.

Daawooyinka maqaarka lagu cadeeyo waa halis qofka waxaa laga rabaa inuu iska ilaaliyo isticmaalka daawada laysku cadeeyo iyo kuwa laysku qurxiyo.

Qofka wuxuu ku ilaalin karaa caafimaadkiisa inuu iska ilaaliyo wixii dhib u keeni karo.

Daawooyinka dabiiciga ah wax ka fiican waa la waayay jirka iyagaa u roon qofka haddii uu rabo daawo dhahqso wax u tari karto

oona amaan ah aan jiro kale keenaynin, daawooyinka inta badan waxay leeyihiin jirooyin side effect loo yaqaano.

Taas waxaa laysaga ilaalin karaa sidaan soo sheegnay oo ah in laga fogaado wixii nafta dhib u keenaya oo halis caafimaad ku ridi kara.

Qofka caqliga leh wuxuu ku dadaalayaa caafimaadkiisa.

Ku dadaal caafimaadkaaga haddii aad rabto nolol raaxo leh haddii kale dhib iyo rafaad kama baxaysid.

A person is required to strive for personal hygiene to avoid eczema that can result from poor hygiene.

Most people do not strive for personal hygiene, which first results in severe itching that starts on the skin

It then moves to the genitals before the problem gets worse, so you are required to strive for cleanliness.

The main cause of eczema is poor hygiene and vitamin deficiency in the body, which can cause a person to get sick with their skin.

People who complain of skin diseases and body pain and itching in their legs, back, and buttocks can all get rid of it

by looking at the food they eat, some foods may increase itching, especially on the skin.
People who are required to work hard in this regard are those whose bodies are prone to feeling itchy and can cause problems with the skin.

Skin whitening drugs are dangerous, a person is required to avoid using whitening drugs and cosmetics.

A person can protect his health by avoiding anything that can cause harm.

There is nothing better than natural medicines, they are better for the body if a person wants a medicine that can help quickly

and is safe and does not cause other diseases, most medicines have side effects known as diseases.

This can be protected as mentioned above, which is to avoid anything that can harm the soul and put health at risk.

A wise person works hard for his health.

Work hard for your health if you want a comfortable life, otherwise you will not escape trouble and suffering.

عدوى السعفة هي مرض شائع ، إنها عدوى ، يمكن أن تدخل الرأس وأيضا في أي مكان في الجسم.
في بعض الأحيان يسبب حكة شديدة ،
هناك العديد من الأدوية المتوفرة في الصيدليات ،
يتضمن خلية تسمى : كريم كيتوديرم

هناك أيضا أدوية طبيعية يمكن علاجها بالتعليب ، بما في ذلك طلاء الأسنان المطحون الممزوج بزيت جوز الهند.

يتم تطبيقه على المكان الذي يوجد فيه القصب لمدة ساعتين أخريين.

ثم يتم غسل الماء المغلي في المنطقة.
يمكن أيضا تطبيقه على خل التفاح ثلاث مرات في اليوم وهو جيد لذلك.

Exit mobile version