Site icon Daruur درور

Canada ayaan u socdaa ninka ma iska fasaqi karaa

Su’aasha:

Asc walal shekadan aya ii qabsatay waxan uu socday dalka Canada 🇨🇦 2018 Ayan dalbaday visa kadib hooyaday aya ku maqned dalkas wax badan ayu iga maqnaa waxan is baranay wiil 2020 wiilki waa saaxibnay xirirna wana dhex maray kadib guur ayu iso bandhigay kadib waxa dhacday ano ogaladay guurkisa oo Bari meherkayga tahay waxa iso dhacay visahygi hooyaday waxay ii tiri kenya 🇰🇪 imaw habeenkii aqalkeyga ninki waxa iri seexo waa ino Bari subaxina wuxu iso kacay ano dharkayga gurtay oo bixi raba wanka tagay dambi maku leyahay xata jirkayga musan tabaan shumis maahe tankale marka baxo mayska fasaqi kara wayo canada 🇨🇦 waxbadan ayan sugayay aniga wll.

Canada ayaan u socdaa ninka ma iska fasaqi karaa
Canada ayaan u socdaa ninka ma iska fasaqi karaa

Jawaabta:

Qofka marka uu Visa helo waqti badan ayuu haystaa, marka adiga maxaad uga carartay ninkaaga? teeda kale xuquuqda ninka uu kugu lahaa aaway?, naagta haddii mar la guursado ninkeeda xaq ayuu ku leeyahay inuu ha helo waxa uu rabo haddii ay u diiddo qalad ayay ku jirtaa, haduu isaga cafiyo mooyee.

Ma jirto sabab aad ku fasaqdo ninka, sheekada saad moodayso ma aha, waxaa jiro sababo keeni kara fasaqidda ninka, taasna meesha ma taallo, ninkaas waa ninkaaga xaq buu kugu leeyahay.

Exit mobile version